Mareykanka: ” Ciidamada Soomaalida waxaan ku sameyn doonaa tababar iyo qalabeyn”

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay xoojinayso tababarada la siinaayo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed si ay uga hortagaan Weerarada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Soomaaliya.