var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Magalada California Dalka USA oo ku dhawqaday Mamnuucida Gaadiidka Shidaalka ku Shaqeeyo

0

Duqa Magalada California ayaa waxaa uu shacayie in  ay mudo ka fikirayeen sida at u joojin lahayeen isticmaalka gadiidka shidaalka ku shaqeeyo kuwaa oo qeeyb xogan ka ah wasqeynta hawada. waxana aay doorbidayeen adeegsida  gadiid ku shaqeey quwada dabiiciga oo aan hawada wasaqeeynin

Jerry Brown  Gudomiyaha gobolka califorina ayaa sebtembertii lasoo dhaafay arinkaa soo hindisay bale aan si sax u shaacin in 2040 aysan diiwgelin doonin gaadiid cusub oo ku shaqeeyo gaas ama shidaalka noocyadiisa kaladuwan.

Phil Ting oo ah mid ka mid ah Golaha Maamulka Califorina ahana gudomiya gudiga miisaniyada maamul goboledka ayaa isna xoo jiye arinka in at soo rogan sharci mamnucaya adegisa gadiidka ku shaqeeyo shidaalka kuwa wasqeynta hadawada  waxbadan ku kordhiya.

Phil Ting ayaa yiri waxaan xooga saridoonaa dhiirigelinta gaadka ku shaqeeyo quwadaha dabiicga sida ileyska qoraxda ama ogsijin dabiic ah. arintan oo uu ku shegay in wax badan ka taridonto dhimista hawo wasaqeynta

hadii arinka at ka dhabeeyso Magalad California waxaa imaand doonto in gobolo badan dalka USA iyo aduunka ineey qaataan go’aankaan oo kale. ma aha marka uGu horeeyso lasoo jediyo arinka isticmalka quwada dabiiciga gadiidka ka u shaqeeyo.

waxaa jiro dalal laga isticmaalo quwada koronta ileyka qoraxada laga dhaliyo gadiid kuwa yaryar iyo mootooyinka. waxaana u badan wadamada Asio oo qarkamad ah laga isticmalo. inkasto aysan mamnuucin isticmalka quwada shidalka.

wershadha soo saasara gadiidka quwada dabiicga ku shaqeeyo oo aan hadeer heysanin suuq xoogan marka laga reebo kuwa soo saaro mootiyka ileyks ku shaqeeye.  balse waxaa hadeer suuq fiican yeelandoono gadiidka  yaryar ku shaqeyo quwada dabiiciga ah

 

Abdullahi

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.