Magacyada Hogaamiye-Yaasha Duqeynta Looga Dilay Al-Shabaab

Ilwareed Online

Maamulka Gobolka Sh hoose ayaa shaaciyay Qasaaraha ka dhashay Duqeymo ay Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Kenya ka fuliyeen halkaasi.

Wararka ka imaanaya Degaanada ku dhow dhow laanta buuro ayaa sheegaya inay daku maqlayeen shalay iyo maanta duqeymaha oo Degaanada Qaarkood ku hoobanayay

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sh hoose ayaa sheegay inay ku dileen duqeynta Saraakil sar sare oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab kuwo kalena ay ku dhaawaceen.

Waxa uu shaaciyay inay muhiimadu tahay inay Wiiqaan Awooda Al-Shabaab ee Gobolkaasi.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline