var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Magaca Ninkii Fuliyay weerarkii Qraxa ahaa ee Degmada Wadajir iyo Beesha uu ka soo jeedo.

0

 Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday magaca iyo Beesha uu ka dhashay shaqsigii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday Xarunta Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

War Cod ah oo laga sii daayay Idaacadda ku hadasho afka Al-­Shabaab ee Andalus ayaa sheegtay in weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Degmada Wadajir uu ahaa mid Barakaysan islamarkaana lagu laayay Mas’uuliyiin iyo ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaliya.

Dhanka kale Al­-Shabaab ayaa sheegtay inuu weerarkaas ismiidaaminta ahaa uu fuliyey Abuubakar Cusmaan Cali oo Al-­shabaab dhexdeeda looga yaqan (Macalin Yaasir) kaasoo u dhashay Beesha Shiikhaal oo ka mid ah Beelaha Soomaliyeed.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.