var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Magaalada Ceelbuur oo ay Biyo hareereeyen

maagaalada ceelbuur oo kutaala gobolada dhexe kana mid degmooyinka qadiimiga gobolka galgaduud ayaa waxaa la soo weriye in ay ka jirto dhibaato xoogan oo ay sababtay biyo daad oo magaalda inteeda badan sameye. biyahan ayaa ah ku dhanaan ah oo dhulka kasoo burqanayo kuwaa oo aan u fiicaneyn dadka, xoolaha iyo dhirta

magaalada ceelbuur ayaa waxaa caan ku ahaanjirtay bali weeyn oo biyo dhac ah kaa oo ay fadhiisan jireeyn biyo. balse biyaha ayaa ahaa kuwo aan wax dhib ah leheeyn oo dadka iyo xolaha ay isticmalikareeyn. balse biyaha hadad dhulka kasoo burqanaya aay ah ku aan cadi aheeyn

dad goobjoog ah ayaa ilwareed u xaqiijiye in biyahan ay yahiin kuwo kasoo burqanayo dhulka godadka laga qoday  dhagaxa burjuikada. markii la gaaray gunta dheer oo dhulka halkaa oo la sheego ineey fadhiso cusub.  biayahan ayaa ah ku aad u dhanaan oo qalajiyey geedaha iyo dhirta ka baxada meelaha ay biyaha soo gaaraan

magaalda ceelbuur ayaa meel ay sameyeen dagaalda ka dhanka dowlada federaalka iyo ciidamada alshabab oo halka mudo dheer u hardamaye. cidanka Etobiyo oo halkaaa ka howlgalijiray ayaa magaalda u geysteeyn burbur xoogan. dadka magaalda degenaa ay intoo badan ku maqan qax.  magaalada ayaa wax kunool dad yar marka loo eego dadkii hore kunoolaa.

 

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: