Madaxweyne Xaaf Oo Magacaabay Caasimada KMG Ah Ee Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay Caasimada KMG ah ee dowlad Goboleedka Galmudug waxaana uu u magacaabay in ay noqoto Magaalada Cadaado.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu Magacaabay Caasimada KMG ah ee Galmudug ay noqoto Magaalada Cadaado.