var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ahlu-sunna oo Codsaday in Ahlusuuna Laga Qayb Galiyo Doorashada Galmudug

Maamulka Ahlusuna ayaa markale ka Hadlay Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee dhawaan dhaceysa.
Cabdulaahi Xirsi Diirshe Daacad oo ah Madaxweyne ku Xigeenka Gobolada Dhexe ayaa ku baaqay in talada Galmudug si siman loo wadaago.

Daacad ayaa sheegay in ay la xiriireen Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug isla markana ka codsadeen in doorashada Galmudug laga daayo kaliya isla markana la qeebsado.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka hadlay arimo kale oo ku aadan sida Maamulka Ahlusuna uga qeyb galayaan doorashada.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: