Madaxweyne Farmaajo oo si shaqsi ah ugu tacsiyeeyey qoyskii marxuum Tahliil Jimcaale Hubanne

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa 24kii April 2017 kulan gaar ah la qaatay qoyskii marxuum Tahliil Jimcaale Hubanne oo habeenkii Isniinta soo galeysey ee 23kii April 2017 uu ku geeriyooday Muqdisho.