var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweyne Farmaajo oo madaxda IGAD kala hadli doona Xaaladda uu dalka Soomaaliya iminka ku sugan yahay

0

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi kaga qeyb galaya shir madaxeedka IGAD oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga Soomaaliya.

Shirkan oo horay ay u iclaamisay dowladda Kenya ayaa waxaa diirada lagu saarayaa arrimaha qaxootiga, ammaanka iyo sidii dib loogu celin lahaa qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga Kenya Soomaaliya.

Hogaamiyaasha IGAD ayaa khudbado la xiriira xaaladaha qaxootiga, ammaanka iyo abaaraha ka jira Geeska Afrika shirka ka jeedin doona.

Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa isna khudbad ka jeedin doona shirkan oo ah mid hal maalin ah, madaxweynaha ayaa ka hali doona xaaladaha ka jira Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada ammaanka, qaxootiga iyo abaaraha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.