Madaxweyne Farmaajo oo kulan Xasaasi ah la yeeshay Maleeshiyada Ahlu Sunna & Arimaha laga hadlay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho iyo wadahadal ah la qaatay madaxda Ahlu Sunnah Wal Jamaaca.