Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Garoonka dayuuradaha Aadan Cadde kula kulmay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Africa Gen. Thomas Waldhauser iyo Saraakiil kale.