var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare khayre oo ka qeyb galay Xuska Ciidamada Xoogga Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta ka qeyb galay Xuska Aas-aaska Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ku beegan 12-ka April.


Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda ayaa hadal ka jeedin doona Munaasabadda ka socota Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Munaasabadda Aas-aaska Ciidamada Xoogga oo ay ka soo wareegatay 57 Sano ayaa Maanta ka socota Caasimadda Muqdisho iyo Gobollada Dalka, iyadoo Madaxweyne Farmaajo 6-ii Bishaan ku dhawaaqay in Dalka uu galay Xaalad Deg Deg ah iyo Dagaal Dalka looga saarayo kooxda Al-Shabaab.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: