var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweyne Farmaajo Iyo Heshiiska Berbera ee DP-World *Dhageyso*

0

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlaayey kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka oo ka gaabsaday in uu ka hadlo heshiiska Somaliland iyo shirkada DP-World ay kala saxiisdeen maadaadaama uu heshiisskaasi uu wax badan usan ka ogeen.

Hashiiskaas oo labo qeybood ahaa mid laga dhisaayo iyo saldhig milater oo ay maamuli doonto mudo 30 sanadood ah dowlada Imaalaadka

Heshiiskaa oo la ogsoon yahay in la saxiixay waxtigii uu madaxweyne Xassan sheekh uu talada hayey.

Madaxweynaha waxaa kale oo uu gabaasaday in uu war bixin ka bixiyo socdaalkii uu ku tagay wadanka imaaraadka iyo waxyaabihii ay kawada hadleen.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.