var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweyne Farmaajo: “Cadowga koowaad ee dalka waa Qabyaalada..”

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada Qabyaaladda ay leedahay, wuxuuna ummadda Soomaaliyeed u soo jeediyey inay ka fogaadaan Qabyaaladda.


Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed laga doonaayo inay ogaadaan dhibaatada ay leedahay Qabyaaladda,maadaama uu sheegay waxa dalka burburiyay inay tahay qabyaalad.
“Cadowga koowaad ee dalka waa Qabyaalada” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo inay tahay qabyaaladda, wuxuuna sheegay in Shacabka ay ogaadaan in Qabyaalada horumar lagu gaarayn.
Dhanka kale Madaxweynaha ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka tanaasulaan qabyaaladda ,islamarkaana ay ka shaqeeyaan Soomaalinimadda.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: