var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo sameystay Golle Cusub 

Ilwareed Online

Shirkii madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu sameeyay Gole xiriiriya Madaxda Maamulladaasi, arintaan ayaa waxaa saxaafadda u xaqiijiyay agaasimaha Madaxtooyada Jubbaland, Golahaan ayaa la magac baxay ICC kaasi oo qaabilsan Iskaashiga Maamul Goboleedyada (Inter-states Cooperation Council-ICC).


Golahan ayaa laga doodayay muddooyinkii ugu danbeeyay qaabka uu hoggaankiisu yeelan doono iyo awoodihiisa, iyadoo dhismaha Golahan ayaa calaamad weyn dul saaraya, hay’adaha dowladda Federaalka ee Madaxtooyada iyo Aqalka Sare, iyadoo aan la ogeyn qaabka ay u wada shaqeyn doonaan, haddiiba Golahan uu go’aano ka soo saaro xaaladdaha Soomaaliya, taasoo keeni karta awoodo is barbar socda.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.