var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweynaha oo furaya kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka

Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Dugsiga Tababarka Ciidamada Booliska ee Jeneraal Kaahiye.

Furitaanka Kalfadhiga ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaanada Golaha shacabka, waxaana sida uu sharciga dhigayo si rasmi ah u furaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllaahi Maxamed Farmaajo, isagoo ka jeedin doono khudbadiisa dastuuriga ah.

Waxaa si aad ah loo adkeeyay Nabadgelyada xarunta uu ka dhacayo furitaanka Baarlamaanka oo la filayo in kulamadiisa ugu horeeya guda galo howl maalmeedkiisa.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: