Madaxweynaha oo caawa kulan la leh Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la leh Saraakiisha Ciidamada qalabka sida, iyadoo kulankan uu yahay mid uu Madaxweynuhu ku casuumay Saraakiisha.