Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Jiida dagaalka + Sawirro

Madaxweynaha Jubbaland  mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Taariikhi ah ku tagay deganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose.