var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxweynaha Gaas oo ka hadlay Wareejinta Dekada Boosaso

Ilwareed Online

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  ayaa soo garaya Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ka dib mudo afar cisho ah oo uu ku maqnaa magaalada kismaayo halkaas oo uu kaga qeybgalay shir ay la hayeen madaxweynayaasha Maamul gobaleedyada soomaliya.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland oo hadal kooban saxafada ka siyey garoonka diyaradaha Boosaso wax uu ka hadalaya shirkii kismaayo lagu soo gabagabeyey waxana sida oo kale uu ka hadlay wareejinta Dekada Boosaso ee xarunta gobalka Bari.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.