var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxda DFS iyo maamul goboleedyada dalka oo maanta yeelanaya kulan looga hadlayo arrimo xasaasi ah

Xarunta madaxtooyada Villa Somalia waxaa maanta ka furmaya kulan ay yeelanayaan madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo iyagu ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi looga hadlayaa arrimo xasaasi ah oo ku saabsan sidii ay labada dhinac uga heshiin lahaayeen.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: