var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxa Shirkada Vox oo xilka kadagaya

Ezra Klein Milkiilaha Shebekeda caalmiga wararka iyo madadalada ee loo yaqaano VOX  ayaa ku dhawaaqay in ka degi doono jagada ugu sareeysa  hayada VOX uu ka ah Madaxa Tafatirka guud. waxaana uu  dhinac kasii ahaan doonaa hoowsha VOX qeeybaha maashaariicd horumarinta iyo baahint ganacsigiis

Ezra Klein waxaa uu dhashay 1984 Dalka Amerika   Irvine, California USA . waxaa u waxkabartya jaamcada University of California Los Angeles

Vox waa shebeked online media taa ah midkamid kuwa ugu afka dheer aduunka waxaan ay faafisaa wararka, xayeesiinta, filimaanta iyo doodaha aduunka kuwa uu muhiim san. waa shirkad weeyn fadhigeda ayahay cariga Amerika

ganacsadahan dada yar ayaa ah mid kusoo kordhiyey dunida ganacsi casri  baahi weeyn loo qabay. waxaana uu abuurary fursado shaqo boqolaal qofood. waxa ku xiran adeegyad hayadiis qabato kumaan kun qofood daafaha aduka ku kalanool

dhaliyarada waxbaratay waa in ay la yimaadan fikir iyo hal abur wax ka tarikara bahida ka jirta dalkooda si ay uga haqabtiraan. waxaa nasiib in aad waxbarto, waxaana kasii wanaagsan in hadan waxii aad bartay ama abuurtay ay noqdaan waxa bulshada dalkada iyo aduunka ka faaiideysan karaan

 

Yaxye

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: