var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxa AMISOM Ambassador Francisco uu soo booqday xafiiska Gobolka Banaadir

Ilwareed Online

Waxaan maanta xafiiska duqa magaalada isla markaana ah gudoomiyaha Gabolka Banaadur mudane Taabid uu ku  qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Ambassador Francisco Madeira.

Waxaan ka wada hadaleen Amniga Caasimadda iyo sidii loo dardargelin lahaa. Waxaan sidoo kale ay ka wada hadaleen sidii loo dedejinlahaa soo wareejinta Garoonka K/cagta Muqdishu (Mogadishu Stadium).

Waxaan ku heshinsy Guddi arinkaas soo dedejiyo, sida ugu dhaqsiyaha badan ayay kula soo wareegidoonaa inshallah, ayuu yiri mudane Taabid


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.