Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Madaafiic waxyeello ka soo gaartay dad cartuur u badan oo ku dhacday Wardhiigley iyo Howlwadaag

Wararka ayaa sheegaya in Madaafiicda inta badan ay ku dhaceen Xaafadda Shanta Geed ee degmada Howlwadaag iyagoo gaar ahaan ku dhaco Xaafado Dad Shacab  ah ay degan yihiin iyo Iskuulka Xasan Al Khariidi ee dhaca degmada Howlwadaag.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...