var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maamulka gobolka Baandir oo ka Shiray Qoondada Shaqalaha Dhalinyarada

 

warar ka imanaaya dowlada hoose Gobolka banaadir ayaa sheegay in ay socdaan shirar wadatashi looga arinsanayo qoondada 1000 shaqaale dowlada federalka somaliyed ay u balan qaaday dhaliyarada somaliyed si loogu abuuro fursado shaqo

qoondadan ayaa lagu wadaa in lagu saleeyn doono qaab degmo oo la marsiin doono degmooyinka 17 uu ka koobanayhy gobolka banaadir.  warar kale ayaa sheegaya in gobolka banadir uu qadan doono masuuliyada qeeyb ka mid shaqaleynta dhalinyarada halka inta kalena ay masuuliyaded la wareegi doonto wasaarada dhaliyarada iyo isboortiska.

dhalinyarada somaliyeed ayaa ka muujinayaa walaac sida ay  loo maamuli doono qoondada shaqaalaha dhaliyarada. iyagoo ka baqaya in qaab qabiil lagu saleeyo.  qaabkaas oo ay wax ku weeyn doonaan dhaliyarada aqoonyahanada somaliyeed

 

doorka haweeyn iyo dadka naafada ay ku yeelandonaan qoondad ayaa ah mid mugdi uu kujiro. waxaana ay ka codsanayaa dowlada hoose iyo tan federalka ineey doorka haweeynka iyo kan naafada ay si fiican uga muujiyaan qoondada shaqaalaha dhalinyarada

Abdullahi

You might also like More from author

Comments are closed.