var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku kala saxiixday Gaalkacyo (Akhriso)

0

Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ay ku wada gaareen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Heshiis is Afgarad ah oo ka kooban dhowr qodob,waxaana Heshiiska ugu muhiimsan in la iska kaashado Ammaanka Gobolka Mudug oo laga hortago cid walba oo nabadgelyo xumo ama amni daro ka wada Gobolka Mudug.

Hoos ka eeg Heshiiska ay Gaalkacyo ku wada gaareen masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Gal-Mudug iyo Puntland:

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.