var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maama Maryan Mursal iyo socdaalka nabadda ee Galmudug

Ilwareed Online

Socdaalka Wadaniyada, Wadajirka Iyo Nabadda.

Fanaanada Qaran Maryan Mursal Ciise Bootaan oo dhowaan soo gaartay Gobolka Mudug ayaa maanta Gaartay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug.

Soo dhowayn aan loo kala harin ayaa waxaa kaso qaybgalay madaxweynihi Hore Galmudug Maxamed Axmed Caalin, Xildhibaano Galmudug, maamulka gobolka iyo degmada, ururada dhalinyarada iyo haweenka, ardayda iskuulada iyo qaybaha bulshada Rayidka.

Maamo Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa ka mahadcelisay soo dhowaynta balaaran loo samayay waxaana ay Ku baaqday Midnimo, wadajir Iyo Nabad.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: