Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

La Taliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho: La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha Qaranka lagu go’aamiyey.
Xuseen ayaa sheegay in ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ay yihiin geesiyaal u soo dhabar adeygay difaaca dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, ayna intooda badan ay muddo ka badan 10 sano heegan joogta ah ugu jiraan furumaha oo ay kula dagaalamayaan cadawga nabad diidka ah ee Al-Shabaab.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...