var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

khlilaaaf u dhexeeya maamulka koofur-galbeed oo sababay in mooshin laga keeno Shariif Xassan

ku dhawaad 75 xildhibaan oo ka tirsan  baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay saxiixeen, islamarkaana ay baarlamaanka u gudbinayaan mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaanada ayaa sheegaya in madaxda uga sarreysa maamulka ay ku eedeynayaan waxqabad la’aan.

Xildhibaanada ayaa sheegay inay rajeynayaan in mooshinkan uu baarlamanka dood ka yeesho labaatanka bishan, ayaga oo guddoonka baarlamanka ugu baaqay inuu xildhibaanada u furo hoolka baarlamanka.

Ugu danbeyntii, Xildhibaanada mooshinka keenay ayaan la ogeyn sida ay ugu guuleysan karaan qordhaha ay damac-sanyihiin.

AKHRISO  Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday deegaanka Garas-Baaleey ee duleedka Muqdisho+Swairo

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: