var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Kanada: Kalkaaliso xabsi daa’in lugu xukumay ka dib waayeelo ay qaarijisay

Dalka Kanada ayaa haweeneey aheyd kal kaaliso caafimaad lugu xukumay xabsi daa’in ka dib markii ay qiratay ineey si ula kac ah u dishay sideed waayeel oo ku sugnaa xerro lugu hayo waayeelada.

Haweeneydan oo 50 jir ah, ayaa dilka ay u geeysatay weeyaladan waxaa ay bilowdooday sanadkii 2007,dii laa 2014-kii. Dilalka waayeelada ayey sidoo ka kala fulisay magaalooyinka Woodstock iyo  London oo labaduba  hoos yimaada gobolka Ontario ee Kanada. Haweeneydan oo maxkamada horteeda ka qirtay ayaa sheegtay ineey u adeegsatay dilka waayeeladaasi sun ay ugu dartay faloobooyinka iyo kaniiniyaal ay ka tan  badisay ayaa ku andacootay in xilligga falkaasi ay sameeneysay uu ahaa waqti adag oo ay karahsatay nafteedii iyo shaqadeedii.

Somaliweyn/AFP

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: