var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Jubbaland oo sheegtay in ay dishay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ilwareed Online

Maamulka gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa sheegay in ay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab ka dib howlgal ay ka fuliyeen .

Howlgalkaasi ayaa waxaa uu fuliyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgalla degaanada maamulka Jubbaland sida uu sheegay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi.

Waxaa uu sheegay in xubnahaasi ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay degmada Baardheere, islamarkaana Meydadka 25 uu jiro Sarkaal Sare lagu soo bandhigay degmadaasi.

Ciidamada dowladda ayuu sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa xoojiyay bilihii lasoo dhaafay Weerarada ay ku qaadayaan degaanada ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda, waxaana ay Weeraro ay ku qaadeen Buulogaduud, Baledxaaw iyo Bariire.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: