var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Jigjiga dad badan ayaa ku Xanuunsaday Qaat Sumaysan oo Maanta la’keeney Magaalada

Images
qaat Sumaysan ayaa lakeenay jigjiga

 

Jigjigana dad badan ayaa la dhigay isbitaalada kuwaasoo la ildaran xanuuno ay ka qaadeen Qaatkii maanta lakeenay Magaalada oo ay Cuneen,

 

1882
Qof kamida shaqaalaha qaatka

 

Dhawaan ayay ahayd kolkii Qawmiyada Oromada ay Xaasuuq badan ugeeysatay ganacsatadii soomaaliyeed ee qaatka ka ganacsanjiray , ayaa iminka lashegaya in sun ay kusoo buuxifiyeen Qaatkii maanta laga keenay hawadaay/iyo magaaoolyinka kale ee qaatku uga yimaado soomaaliya,

 

Sida ay sheegayaan goobjogayaal kusugan jigjiga Caasimada ismaamulka Soomaalida itoobiya DDSI  dad badan ayaa  Sakaraad ah  maanta kuwaasoo la dhigay  isbitaalada xaaladooduna khatar kujirto kadib markii ay cuneen qaat Sumeesan  ,

 

 

 

Sida laga xaqiijiyay goobaha caafimaadka ayaa lagu sheegay in dadkani  dhamaantoodba yabiin kuwa Cunay Kaatkii Maanta  ee laga keenay  magaalooyinka  Oromada oo ay markii horaba ka iman-jiray ,

Wararka ugubadan Magaalada jigjiga ayaa ah in dadka looga digo Cunista qaatka in uu maanta yahay mid sumeeysan dad farabadana isbitaaalada ladhigay ,

 

Goobjooge uwaramay Shabakada wararka www.ilwareed.Net ayaa  yiri,  “Oromo dhinac kasta waa ay naga dilaysaa,  ganacsatadii soomaaliyeed ee  qaatka keenijirtay waa ay laaysay,  qaatki yaraa maanta yimidna sunbeey kusoo buufiyeen waakaa dadkii  isbitaaalada wada yaalo,

 

Arinkan ayaa kusoo aadaya kagadaal markii uu yimid dagaal qaab Urgaasi oo u dhexeya Qawmiyada Oromada iyo soomaalida,

 

 

AKHRISO  Wasiirka Destuurka oo la kulmay Madaxweynaha Puntland C/Weli Gaas

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: