Jadwalka kulamada iyo tababarka kooxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia.

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray kooxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia kuwaa oo tartanka isdhexgal iyo isbarasho la qaadan doono saddax koox oo kala ah Kooxda kubadda Cagta Gobolka Banaadir, kooxda Degmada Kaaraan iyo kubadda kubadda cagta Midnimo.

Kooxda jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa shalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Kulanka u horeeyay waxay galabta la qaadanayaan kooxda kubadda cagta Gobolka Banaadir waxuuna ka dhici doonaa garoonka Banaadir saacadda 3:30 galabnimo.

Waa kan Jadwalkan:





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline