Jaamacado laga ceyriyay macallimiin xubno ka ah urur diimeed cusub

Qaar ka mid ah jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho ayaa laga ceyriyay macallimiin xubno ka ah urur diimeed cusub oo dhowaan looga dhawaaqay gobolo ka tirsan dalka Soomaaliya.