Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

ISKU DAD KALA DAN.

Eeboowgeey Faarah Moallin.tan maku raaci karnaa?.somalia iyo kenya isku mid ma ahan.dowlada kenya waxa ay sheegtay in 10.000 xoogsata ah ay qatar ka joogaan .laakin annaga dhinaca kale ayeey xoogsatadeenu u badantahay. ma ku daya karnaa kenya.tan kale ayaan hore markii boqorka qatar kenya yimid waxa wafdigiisa uu ku soo daray inta badan ganacsatadii qatar. wuxuun amray in maal gashi xoog leh ay kenya ku sameeyaan,

Horta anaga weli ma noo yimid boqor ka qatar abadkii .kuwa kale waaba aragnee. qatar khayriyaatkeeda waan aragnaa, marka doorasho madaxweeyne ka dhecee somaliya lacagta qatar aa wax noo doorato ee anagu wax ma doorano.. si kastaba hala xisaabtamo. siyaasadu ma gasho dal kale ka koobi.ee ku dayso, kenya iyo somaliyana isku si uma arrki karaan xiisada carab ka dhax socoto,kala dan ayaan nahay ee yaan kenya la koobin.
Qore : yahya Yahya Amir

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...