var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Isku aadka naadiyada horyaallada Yurub oo la soo saaray

Ilwareed Online

Qorituurka isku aadka naadiyada horyaallada Yurub ee 2017/18 ayaa lagu qabtay magaalada Monaco.

32ka kooxood ee u soo gudbay isku aadka guruubyada ayaa loo qaybiyey 8 guruub.
Waxay isugu aadeen sidan.

Group A: Benfica, Manchester United, Basel, CSKA Moscow.
Group B: Bayern Munich, Paris St-Germain, Anderlecht, Celtic FC.

Group C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag.
Group D: Juventus, Barcelona, Olympiakos, Sporting.
Group E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, NK Maribor.
Group F: Shakhtar Donetsk, Manchester city, SSC Napoli, Feyenoord.
Group G: Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig.
Group H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, Apoel.


Waxaa kale oo la bixiyey jaa’isado lagu abaalmariyey cayaartoy u cayaarta naadiyada Yurub.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: