Is rasaaseyn ay dad ku geeriyoodeen oo ka dhacday Muqdisho

Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo shacab ahaa ayaa ku dhimatay israsaaseyn Ciidamo kuwada Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya ku dhex martay goordhaweyd Beerta qaadka ee Degmada hodan ee Gobolka banaadir.