Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

hoteel kuyaala itoobiya bambaanooyin lagu weeraray

Weerar Bambaano ayaa xalay lagu qaaday Iyoobiya Hotel kuyaala Magaalada GONDER ,  Goobjooge ayaa sheegey in Weerarkan lagu qaaday Hotelka uu Sababay dhimasho iyo dhaawac intuba,

 

Hoteelkan la wareeraray ayaa ahaa Hotel ay daganaayeen Madax iyo Saraakiil Sarsare oo katirsan doowlada faderaaalka itoobiya,

 

Daqiiqado kadib weerarkan ciidamada itoobiya ayaa gabi ahaan godoon lagaliyay dadka daganaa hoteelka una diiday in lagasoo baxo ama gudaha loo galo, iyadoo ciidamadu ka cabsi qabeen in kooxada weerarka sooqaday ay gudaha kusuganyahin,

 

Weerarkan ayeey doowladu ku eedeesay kooxaha jabhada Qowmiyada Ahmarada oo mudooyinkan kacdoon kawada dhulkaasi ,iyadoo hore usoo weerartay xerooyin ciidan, sidoo kale dhamaadkii sanadkii tagay  jabhadaasi waxay toogasho  kudileen Haweeneey xildhibaanad ka ah baarlamanaka itoobiya,

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...