Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Heshiiska laga gaaray qaab dhismeedka iyo tiradda Ciidamada Soomaaliya oo la soo Bandhigay

Kulan ay ku yeesheen magaaladda Muqdisho La taliyayaal Dhinacyada Siyaasadda iyo amniga ee dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul goboleedyadda intii u dhaxaysay 15-16 bishan April ayaa lagu falanqeeyay qaabdhismeen iyo tiradda Ciidamadda Soomaaliya.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...