Hay’adda QM u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa war ay soo saartay maalintii shalay aheyd ku sheegtay in la soo celiyay qaar ka mid ah 61,665-qof oo qaxooti Soomaali ah oo ku jirey xeryaha qaxootiga Kenya tan iyo markii la bilaabay dib u celin Qaxootiga December 2014-keedii.