Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Ka Ka Digtay Kooox Diimeed Looga Dhawaaqay Muqdisho

Shirjaara’id oo ay maanta madaxda Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo kan Majmaca ay ku qabteen Muqdisho waxaa ay kaga hadleen koox diimeed lamagacbaxay الصادعون بالحق ” kuwa aan xaqa la gabanin, islamarkaanasi weyn baraha bulshada usoo buux dhaafiyey.