var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Haweeney Sheegtay In Ay Hargeyso Ka Hirgelisay Kaniisad Diintana Faafiso *Daawo*

0

Ilwareed Online –

Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa 30-sano kadib waxaa laga furay Kaniisad ay ku cibaadeesan karaan dadka heysta Mad-habta Katooliga, waxaana in kaniisadan in la furo ogolaaday Xukuumada Soomaaliland.

Marianne Vecchion oo ah haweeney Ajnabi kana howlgasha deegaanada maamulka Somaliland ayaa madal looga hadlayay howlaha mutadawacnimada ayaa sheegtay in Somaliland u timid labo arimood oo midi tahay sidii ay u furi laheed Kaniisad ayna taasi ku guuleesatay.

Haweeneydan ayaa sheegtay maamulka Somaliland aqoonsigooda ay muhiim u tahay in dadka Kirishtaanka ah loo ogolaado meel ay ku cibaadeystaan, waxa ayna tilmaantay in Madaxda maamulka Somaliland ka ogolaadeen in kaniisadaasi dib looga furo Hargeysa.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : Ilwareed Online

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.