var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Gudoomiye Xaliimo Yarey oo La Kulantay Xildhibaanada Iyo Madaxda Xisbiyada Dalka Jarmalka: Sawirro

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Somaaliya Xaliimo Ibraahim Xaliimo Yarey Iyo Wafdi Ay Hogaamineysay oo Booqday Dalka Jarmalka,

Ayaa Waxaa Halkaasi Ku Soo Dhaweysay Gudoomiyaha Somali Diaspro Ee Dalka Jarmalka Asli Axmed Maxamud.

Booqashada Gudoomiye Xaliimo Yarey Waxa Ay La Xiriirtay Bal Sidey Wax Uga Ogaan Lahayd Sida Ay Wax u Doortaan Shacab Weynaha Dalka Jarmalka.

Halkaasoo Maalmihii Ay Joogtay Gudoomiye Xaliimo Yarey Ay Kula Kulantay Xildhibaanada Iyo Madaxda Sar Sare Ee Xisbiyada Dalka Jarmalka,Intii Ay Dalka Jarmalka Ku Sugneyd Gudoomiye Xaliimo Yarey Waxaa u Suurta Gashay In Ay Qaadato Duruus La Xiriirta Sida Wax Loo Doorto.

Waxaana Lagu Soo Wareejiyay Barlamaanka Dalka Jarmalka Iyo Xafiisyada Ay Ku Shaqeeyaan Madaxda Xisbiyada Dalka Jarmalka,Xaliimo Yarey Waxa Ay u Mahad Celisay Gudoomiyaha Jaaliyada Somali Diaspro Asli Axmed Maxamuud oo Gacan Weyn Ka Geysatay Intii Ay Booqashada Ku Joogtay Dalka Jarmalka, una Suurta Gelisay In Ay Madax Badan oo Dalka Jarmalka Ay La Kulanto Gudoomiye Xaliimo Yarey.

Waxay Sidoo Kale Uga Mahad Naqday Jaaliyada Somalida Ee Dalka Jarmalka oo Si Diiran u Soo Dhaweeyay,Booqashadii Gudoomiye Xaliimo Yarey Waxa uu Ku Soo Dhamaaday Jawi Wanaagsan.

Cabdirashiid Shaam Germany
shaamabdi977@gmail.com

 

 

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: