var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Gudoomiye Thaabit oo Su’aalo Yaableh la weydiiyay *Daawo*

Ilwareed Online –

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho ayaa arimo xasaasi ah kusoo bandhigay dood ay si toos ah shacabka su’aalo uweydiinayeen.

Barnaamijkan oo ka baxay Warbaahinta dowladda ayaa sidoo kale, waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana Duqa Muqdisho THAABIT Cabdi uu ka hadlay arimo xasaasi ah.

Arimaha uu ka hadlay waxaa kamid ah wax qabadka maamulkiisa, amaro ay soo saareen oo ay ka laabteen, xariirka kala dhaxeeya madaxtooyadda iyo xafiiska Ra’isul Wasaaraha.

Sidoo kale, waxaa Gudoomiye Thaabit uu ka jawaabay su’aalo ku aadan soo celinta bilicda Muqdisho, arinta Baraha Bulshada qabsatay ee IGU Sawir iyo qodobo kale.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : Ilwareed Online

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: