var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho loogu sameeyay soo dhoweyntii ugu weyneyd + Sawirro

0

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaaraaha Somaaliya Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geedi Gudoomiyahii hore ee Baarlamanka Somaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Sheekh Aadan(Madoobe) Axmed Diiriye Cali iyo Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhqanka Somaaliyeed xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Somaaliya iyo waliba dad ku dhow 2000 oo qof.

Dhamaan dadkii ka qeybgalay Munaasabada ayaa waxay sheegeen in Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu yahay nin mudan xilka loo dhiibay islamarkaana ka soo bixi kara waajibkiisa qaran ee loo igmaday.
Sidoo kale waxay ugu baaqeen in uu ka sahqeeyo amniga iyo horumarka Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho oo waqtigaan ah mid ka soo kabsaneysa.


You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.