Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Guddoomiyaha Gobolka SH/Hoose oo war culus ka soo saaray jidgooyooyinka faraha badan

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Taliyaha guutada Lixaad ee ciidanka Xoogga dalka Korneyl Cali Calasow ayaa howlgal lagu baadi goobayo kooxo qowleysato oo gaadiidka jidka u gala ka sameeyay inta u dhexeyso Wanla weyn,  Yaaq Biriweyne iyo deegaanka Leego ee gobolka.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...