Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya Koofur afrika

Cumar Maxamuud Maxamed Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa markii ugu horeysay u ambaxabay Magaalada Durban Ee dalka koonfur Afrika.

Guddoomiyaha ayaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo Shir Caalami ah oo looga hadlayo horumarka iyo koritaanka ay sameynayaan Magaalooyinka Caalamka.

Shirka waxaa ka qeyb galaya oo lagu casuumay inta badan Gudoomiyeyaasha Caasimaddaha Afrika.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline