Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho soo gaaray

Diyaarad siday Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Ambassador Thaabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow waxa ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, sida uu soo sheegayo Wariyaha Risaala ee halkaasi ku sugan.