var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo degdeg ugu yeeray Xildhibaanada Maamulkaas

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa isugu yeeray Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulkaas.

Mudane Cali Gacal Casir ayaa kadib fasax ay ku maqnaayeen Xildhibaanada sheegay in haatan loo baahan yahay In si deg deg ah ay u soo gaaraan Magaalada Cadaado.

Waxaana uu hoosta ka xariiqay in ay billaabanayaan kulamadii caadiga ahaa ee Baarlamaanka Galmudug.

Hadalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa imaanaya xilli Madaxweyne cusub uu yeeshay Maamulkaas kaas oo weli looga fadhiyo in uu soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: