Guddiga Madaxweynaha u magacaabay kiiska Ikraan oo lagu tilmaamay “sharci darro”

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay guddi baari doona sababihii keenay dhimashada Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya oo geeridoodu dhalisay khilaaf siyaasiya oo maalmahan ba ka taagnaa Soomaaliya.Horey waxaa u jiray guddi loo xilsaaray in ay ka gun gaaraan arrintaas oo uu horseed u yahay xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada Soomaaliya.

Hadaba is weydiintu waxay tahay haddii dhacdadaas oo sida lagu sheegay fal dembiyeed ah baadhitaankeedii ay hay’adihii sharci ee ku shaqada lahaa wadaan, maxaa madaxweynuhu ugu baahday inuu haatan guddi hor leh u magacaabo?

Mise la oran karaa waa go’aan siyaasi ah oo xal lagu raadinayo in madaxweynuhu talaabadaa qaadaa?

Qareen Tahliil Xaaji Axmed oo sideetamaadkii garsoore ahaan jiray ayaan weydiinay su’aashaas iyo kuwo kaleba.

{$inline_image}



For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline