Guddiga doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka KG oo la Magacaabay.

Baydhabo:-Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa Maanta oo Arbaco ah Magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo ka shaqayn doona qaban qaabada doorashada Af-hayeenka Baarlamaanka ee maamulkaasi.

Halkan ka aqriso Warqadda Magacaabista Guddiga:-

 

 





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline